Monday 06th of February 2012
Home
Cigaal Shiidaad oo maalin maalmaha ka mid ah geed hoostiis jiifa ayey sumxaanyo (sumxaanyo = waa mas ka mid ah masaska oon waxba cunin) sankiisa iyo afkiisa dhedooda martey. Cigaal Shiidaad baa...
|
|
Wiil uu cigaal shidaad adeer u yahay ayaa ladilay markasaa waxaa ay dhaheen tolkisii aanu ka soo aarsano oo usoo aarno willkenii. Cigaal shidaad ayaa loosheegay inay ragu ku tala galeen inay usoo...
|
Cigaal Shiidaad oo maalin maalmaha ka midah gruigiisa jooga ayaa loo sheegey inuu col ku soo socdo. Cigaal baa xaaskiisa ku yiri "Naa kabadaas (Aqal soomaaliga ayaa loo isticmaalaa) baan iksu...
|
Cigaal Shiidaad oo habeen guureynaya ayaa wuxuu ku soo baxey kurtin (geed lagooyey) oo bahal u eg. Cigaal ayaa istaagey oo yidhi wallee waa libaax waxan ku hortaagan. Halkii buu difaac ka galey...
|
Maalin maalmaha ka mida ah cigaal shiidaad oo adhiga la joogaku ayuu adhigii dhinaca Cigaal usoo direy. Ninkii Cigaal ayaa arkey adhigii oo xagiisa u soo yaacaya kadibna, Cigaal baa baqey oo...
|
|
CigaalShiidaad.com waa website loogu talagaley inaad ku daabacdo sheekooyinkii ku xiiso galiyey ood ilaawi weydey si dadka kale kuulo qeybsadaa sheekadas kana dhigtaan madadaalo.
Ninka caanka ku...
|
Cigaal Shiidaad ayaa habeen wuxuu damcey inuu reer u dhawaa u tago. Meeshuna waa neel miyi ah oo dhirta iyo doogu cirkaas marayaan. Habeenkaasina wuxuu ahaa habeen gudcur ah oo haddii indhaha...
|
Cigaal Shiidaad oo ardaaga fadhiya ayaa waxaa ku soo gurguurtey inankiisii (wiilkiisii) yaraa oo sanadka jirey. Mar kaasuu Cigaal Shiidaad dib u gurtey. Xaaskiisii oo meel aan ka fogey fadhida ayuu...
|
Sheekoyinka Cigaal Shiidaad waa sheekooyinka ugu xiisaha badan. Cigaal Shiidaad oo lagu xanto inuu yahey nin fuley ah, ayaa ahaa nin aad iyo aad u murti badan oo markastana fuleyniadiisa ku qariya...
|
|
|